QIIMAHA UU ISLAAMKU SIIYAY DUMARKA

Published on December 20, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa inagu soo fool leh Mu,tamar Diini ah oo loogu talo galay in wacyigooda kor loogu qaado dumarka Muslimaadka ee soomaaliyeed, waxaana ka bixi doona Mu,tamarkas Muaxaadarooyin kala duwan oo ay soo jeedin donaan Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu waawayn.

Mu,tamarka waxa uu dhici doona 03-04-1439h  oo waafaqsan 21-12-2017m  oo ku beegan maalinka khamiista.

Waxaa uuna ka dhici doona garoonka lagu tukado salaadaha ciida  Sir Ali Muslim Club.

Waxaa uu bilaaban doonaa 8:30 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo

WARKA

MU,TAMARKII DHALINYARADA EE KA DHACAY GARISSA

June 16, 2017
Waa kulankii sadexaad ee ay soo qaban qaabiso Mu,asasada dhalinyarada ee lagu magacaabo ( MIRROR OF THE YOUTH) ...

MUXAADARO CUSUB | SIDEE NAFTAADA KU DHISI KARTAA | SH MAXAMED CABDI UMAL

May 6, 2017
MUXAADARO CUSUB | SIDEE NAFTAADA KU DHISI KARTAA | SH MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=9_E95MPkdXI

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM