MU,TAMARKII DHALINYARADA EE KA DHACAY GARISSA

Published on June 16, 2017 by   ·   No Comments

Waa kulankii sadexaad ee ay soo qaban qaabiso Mu,asasada dhalinyarada ee lagu magacaabo ( MIRROR OF THE YOUTH) Muraayada dhalinyarada , waxaana uu ka dhacay magaalada Garissa ee gobolka waqooyi bari ee Kenya.

Waxaana ka qayb galay kulankaas Culimaa,udiinka Soomaaliyeed ee Kenya kuwooda ugu waawayn sida Sh Maxamed Cabdi Umal , Sh Cabdiraxmaan wardheere, Dr Faysal Shariif iyo kuwa kale oo badan

 

HOOS KA DAAWO  MUXAADAROOYIINKII BAXAY

 

WARKA

MU,TAMARKII DHALINYARADA EE KA DHACAY GARISSA

June 16, 2017
Waa kulankii sadexaad ee ay soo qaban qaabiso Mu,asasada dhalinyarada ee lagu magacaabo ( MIRROR OF THE YOUTH) ...

MUXAADARO CUSUB | SIDEE NAFTAADA KU DHISI KARTAA | SH MAXAMED CABDI UMAL

May 6, 2017
MUXAADARO CUSUB | SIDEE NAFTAADA KU DHISI KARTAA | SH MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=9_E95MPkdXI

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM