Dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo. Sh. Umal [Daawo]

Published on February 11, 2017 by   ·   No Comments

madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-baKhudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga hadlay dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo.

Sheekha ayaa sheegay in marka hore dhibaatooyinka abaaruhu ka midka yihiin ee jira ay ku yimaadeen dambiyo la galay, haddii la doonayo in laga baxana xalka ugu horreeya uu noqonayo in Ilaaho loo laabto.

Sheekha ayaa sheegay in sababaha dhhibaatooyinka lagu qaado ay ka mid tahay, in dadku ay isu naxaristaan oo is caawiyaan.

Halkan ka daawo khudbada sheekha.

Ixsaanmedia.com

WARKA

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8