Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay kufsiga hablaha iyo waxa shareecadu ka qabto.[Daawo]

Published on January 18, 2017 by   ·   No Comments

darsigii-13aad-caqiidada-ahlusun-400x260Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay kufsiga hablaha iyo waxa shareecadu ka qabto.

Sheekha ayaa sheegay in culimada islaamka ay laba u kala qaadaan kufsiga hablaha:-

1-In kuwa hablaha kufsada haddii ay guur soo mareenna la dilo, haddii ayan guur soo marina 100 jeedal lagu dhufto, gabadhii ay kufsadeenna la xaal mariyo.

2-Haddii ay hub u isticmaaleen kufsiga gabdhaha in la dilo, hubkaasina noocii uu doonayo ha ahaadee.

Sheekha oo faah faahinaya amuurtaas halkan hoose kaga bogo.

Ixsaanmedia.com

WARKA

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8