Nadwadii Adoomada Ilaahayow Noqda Walaalo oo La Soo gabagabeeyey.[Daawo]

Published on January 12, 2017 by   ·   No Comments

15965202_10210659538697190_1606373524263853199_nNadwadii Adoomada Ilaahayow Noqda Walaalo Ayaa Xalay  La Soo gabagabeeyey.

Nadwadan oo socotay saddex habeen oo xiriir ah ayaa waxaa soo qaban qaabisey hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta.

Nadwadan oo ku qabsoontay masaajidka Abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, ayaa waxaa casharradeeda wadaagayey:-

1-Sh. Maxamed Cabdi Umal.

2-Sh. Axmed Cabdisamad.

3-Sh. Xasan Maxamed Ibraahim.

4-Dr. Feysal Maxamed Cali.

Casharrada nadwada ka baxayey ayaa waxaa ka mid ahaa:-

 

1-Waxyaabaha ay ku taagan tahay walaaltinimada iimaanka.

2-Walaaltinimada Imaanka mudnaanteeda iyo faa’iidooyinkeeda.

3-Waxyaabaha dhaawaca walaaltinimada imaanka.

4-Ficiltinka qabyaaladda iyo saameynteeda xun.

5-Xalka looga gudbi karo kala tagga iyo qabyaaladda.

Nadwadan ayaa waxaa ka faa’iideystay dadweyne badan, kuwaasoo qaarkood kala socday baraha bulshada, mowduuca looga hadlay nadwada ayaana ahaa mid muhiim ah, dadkuna ay aad u xiiseynayeen.

Halkan hoose ka daawo casharkii ugu horreeyey ee nadwada.

Halkan hoose ka daawo casharkii labaad ee nadwada.

Ixsaanmedia.com

WARKA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8

Muxaadaro Cusub | Fadliga Cilmiga iyo Ehelkiisa | Sh.Mohamud Shibli

April 29, 2017
Fadliga Cilmiga | Sh.Mohamud Shibli     https://youtu.be/iRAxVyQZCWE

Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray

April 29, 2017
Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray   https://youtu.be/XfoGDZ50cQs

KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL

April 29, 2017
KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=1mO_Vk0xUWU  

Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi Umal

April 14, 2017
Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi ...