Kitaabka aadaabta shiikha iyo adradiisa. Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

dr-adan-300x1691Dr. Aadan Sh. Cali Saalax ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee Nairobi ka bilaabay kitaabka aadaabta shiikha iyo adradiisa.

Dr. Aadan oo muddooyinkii dambe masaajidka ka waday kutub xiriir ah oo ku saabsan xadiithta Nabiga (SCW) ayaa waxa uu kutubta uu midka uu hadda bilaabay ka mid yahay u akhriyaa qaab fudud oo boobsiis ah.

Halkan hoose ka daawo darsiga 1aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 2aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 3aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 4aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 5aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 6aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 7aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 8aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 9aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 10aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 11aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 12aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 13aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 14aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 15aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 16aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 17aad ee kitaabka.

Halkan hoose ka daawo darsiga 18aad ee kitaabka.

Ixsaanmedia.com

 

 

WARKA

madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Sida aad ku noqon karto hoggaamiye diineed. Sh. Umal. [Daawo]

February 18, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...
download

Sh. Axmed Cabdisamad oo ka hadlay qaabkii Nabigu ula dhaqmi jirey qabiillada. [Daawo}

February 16, 2017
Sh. Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban uga hadlay qaabkii ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 35-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 35aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga hadlay ...
hqdefault

Khatarta ay leedahay in lagu xadgudbo bidceysiinta. Dr. Faysal. [Daawo]

February 9, 2017
Dr. Faysal Maxamed Cali ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi, waxa uu ku qabtay muxaadaro qeyb ...