Hay’adda Ixsaan oo magaalada Nairobi ka bilowday nadwo.

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

15895328_1158489447611677_1249270312192163818_nHay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa magaalada Nairobi ka bilowday nadwo.

Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii bulshada looga dhigi lahaa adoomo Ilaahay oo walaalo ah ayaa waxaa casharadda ka soo jeedinaya culimada kala ah:-

1-Sh. Maxamed Cabdi Umal.

2-Sh. Axmed Cabdisamad.

3-Sh. Xasan Maxamed Ibraahim.

4-Dr. Faysal Maxamed Cali.

Casharrada ayaa waxaa soconaya ilaa habeenka khamiistu soo galeyso, iyadoo mowduucyo muhiim u ah walaatinimada iyo dhismaheeda culimadu soo jeedinayaan.

Nadwadan ayaa waxaa isku soo dubba ridday hay’adda Ixsaan, iyadoo hay’addu intii ay dhisneyd qabatay siminaarro, nadwooyin, tartanno aqooneed, barnaamijyo wacyi galineed iyo kuwo cilmi ah.

Duruusta culimadu ka jeediyaan nadwada ayaan idin soo gudbineynaa iyada oo maqal iyo muuqaal ah haddii Ilaah idmo.

Ixsaanmedia.com

WARKA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8

Muxaadaro Cusub | Fadliga Cilmiga iyo Ehelkiisa | Sh.Mohamud Shibli

April 29, 2017
Fadliga Cilmiga | Sh.Mohamud Shibli     https://youtu.be/iRAxVyQZCWE

Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray

April 29, 2017
Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray   https://youtu.be/XfoGDZ50cQs

KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL

April 29, 2017
KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=1mO_Vk0xUWU  

Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi Umal

April 14, 2017
Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi ...