Khubadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar oo ku saabsaneyd sababaha cimrigu u barakoobo. [Daawo]

Published on January 7, 2017 by   ·   No Comments

maxresdefault-300x169Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sababa keena in qofka cimrigiisu uu barakoobo.

Khidbada sheekha oo ahayd mid ay aad u jecleysteen dadkii fursadda u helay iney dhageystaan ayuu sheekhu ku kala dhig dhigay mowduuciisa, isagoo sheegay in qodobada uu cimrigu ku barakoobo ay ka mid yihiin:

1-In Ilaahay la adeeco.

2-In qaraabada la xiriiriyo.

3-In wax tar lala yimaado.

4-In lagu dadaalo sidii khaatumo wanaagsan loogu dhiman lahaa.

Halkan hoose ka daawo khudbada sheekh Umal.

 

WARKA

madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Sida aad ku noqon karto hoggaamiye diineed. Sh. Umal. [Daawo]

February 18, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...
download

Sh. Axmed Cabdisamad oo ka hadlay qaabkii Nabigu ula dhaqmi jirey qabiillada. [Daawo}

February 16, 2017
Sh. Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban uga hadlay qaabkii ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 35-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 35aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga hadlay ...
hqdefault

Khatarta ay leedahay in lagu xadgudbo bidceysiinta. Dr. Faysal. [Daawo]

February 9, 2017
Dr. Faysal Maxamed Cali ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi, waxa uu ku qabtay muxaadaro qeyb ...