Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 30-aad. Sh. Umal [Daawo]

Published on January 7, 2017 by   ·   No Comments

13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 30aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa  barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah: ixsaanmedia@gmail.com.

Halkan hoose ka daawo jawaabaha sh. Umal.

ixsaanmedia.com

WARKA

15895328_1158489447611677_1249270312192163818_n

Hay’adda Ixsaan oo magaalada Nairobi ka bilowday nadwo.

January 10, 2017
Hay'adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa magaalada Nairobi ka bilowday nadwo. Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii bulshada ...
dr-adan-300x1691

Kitaabka aadaabta shiikha iyo adradiisa. Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]

January 10, 2017
Dr. Aadan Sh. Cali Saalax ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee Nairobi ka bilaabay kitaabka aadaabta shiikha iyo ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 30-aad. Sh. Umal [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 30aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
maxresdefault-300x169

Khubadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar oo ku saabsaneyd sababaha cimrigu u barakoobo. [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sababa keena in qofka cimrigiisu uu barakoobo. Khidbada sheekha oo ...
maxresdefault

Farqiga u dhexeeya barkada iyo badnaanta. Sh. Umal {Daawo}

December 31, 2016
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar uga hadlay farqiga u dhexeeya barakada iyo ...