Farqiga u dhexeeya barkada iyo badnaanta. Sh. Umal {Daawo}

Published on December 31, 2016 by   ·   No Comments

maxresdefaultSh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar uga hadlay farqiga u dhexeeya barakada iyo badnaanta.

Sheekha ayaa sheegay badnaanta aan barakadu la socon ineyan macno badan lahayn, haddii ay ahaan lahayd:-

1-Xoolo badan oo aan barako lahayn.

2-Caqli iyo cilmi aan barakeysneyn.

3-Ubad iyo reero badan oo aan barako lahayn.

Khudbada sheekha oo dhammeystiran halkan hoose ka daawo.

Ixsaanmedia.com

WARKA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8

Muxaadaro Cusub | Fadliga Cilmiga iyo Ehelkiisa | Sh.Mohamud Shibli

April 29, 2017
Fadliga Cilmiga | Sh.Mohamud Shibli     https://youtu.be/iRAxVyQZCWE

Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray

April 29, 2017
Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray   https://youtu.be/XfoGDZ50cQs

KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL

April 29, 2017
KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=1mO_Vk0xUWU  

Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi Umal

April 14, 2017
Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi ...