Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan mowliidka. Sh. Shibli. [Daawo]

Published on December 15, 2016 by   ·   No Comments

hqdefaultSh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli ayaa dadkii soo buux dhaafiyey masaajidka Abuu bakar sidiiq ee Nairobi waxa uu uga jawaabay su’aalihii ay ka qabeen mowliidka.

Jawaabaha sheekha ayaa yimid ka gadaal markii uu muxaadaraad dhowr ahaa uga hadlay dabbaal-dagga loo sammeeyo dhalashadii Nabiga N.N.K.H.

Halkan hoose ka daawo jawaabaha sheekha.

 

WARKA

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. Qeybtii 38-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 20, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 38aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Dowro ku saabsan Guryaha wanaagsan (daawo)

March 20, 2017
Waa dowro ay idin soo diyaarisay Mu,asasada Al-ixsaan kuna saabsan hagaajinta gurisa wanaagsan, waxaana dowradana ka qayb galay ...

Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya oo baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto.

March 7, 2017
Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto. Culimada Soomaaliyeed ee dalka ...

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 37-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 4, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 37aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Khatarta ay leedahay been abuuradka. Sh. Umal. [Daawo]

March 4, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...