Sh. Maxamuud Shibli oo ka hadlay mowliidka iyo halka ay diintu ka joogto. [Daawo]

Published on December 13, 2016 by   ·   No Comments

hqdefaultSh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli ayaa  ka hadlay mowliidka iyo halka ay diintu ka joogto.

Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli ayaa muxaadaro uu uga hadlayo mowliidka iyo halka uu salka ku hayo, iyo weliba waxyaabaha ay sameeyaan dadka mowliidka dhigaya.

Sheekha ayaa sheegay in diintu ay dhammeystiran tahay oo ayanna u baahneyn in bidcooyin cusub lagu soo daro.

Halkan hoose ka daawo muxaadarada qeybta 1aad.

Ixsaanmedia.com

WARKA

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8