Khubadii jimacaha ee masaajidka 6ka oo looga hadlay amaanada iyo aragtida islaamka. [Daawo]

Published on December 3, 2016 by   ·   No Comments

downloadKhubadii jimacaha ee masaajidka 6ka ayaa  looga hadlay amaanada iyo aragtida islaamka.

Khudbadii jimacaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee loo yaqaano 6ka ayaa waxaa shalay Sh. Cali Usaama waxa uu ku soo qaatay mowduuca amaanada oo waayahan noqdey mid aad loo fududeysto.

Sh. Cali Usaama ayaa carrabka ku adkeeyey in amaanadu ay gudo balaaran tahay, ayanna ahayn sida dad badan moodayaan, isagoo tusaayaal badan ka soo qaatay qur’aanka kariimka ah iyo siirada nabiga N.N.K.H.

Halkan hoose ka daawo khudbada sheekha.

Ixsaanmedia.com

WARKA

15895328_1158489447611677_1249270312192163818_n

Hay’adda Ixsaan oo magaalada Nairobi ka bilowday nadwo.

January 10, 2017
Hay'adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa magaalada Nairobi ka bilowday nadwo. Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii bulshada ...
dr-adan-300x1691

Kitaabka aadaabta shiikha iyo adradiisa. Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]

January 10, 2017
Dr. Aadan Sh. Cali Saalax ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee Nairobi ka bilaabay kitaabka aadaabta shiikha iyo ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 30-aad. Sh. Umal [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 30aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
maxresdefault-300x169

Khubadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar oo ku saabsaneyd sababaha cimrigu u barakoobo. [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sababa keena in qofka cimrigiisu uu barakoobo. Khidbada sheekha oo ...
maxresdefault

Farqiga u dhexeeya barkada iyo badnaanta. Sh. Umal {Daawo}

December 31, 2016
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar uga hadlay farqiga u dhexeeya barakada iyo ...