Hay’adda Ixsaan Oo Dar-dar Gelisay Hawliheedii Dacwo Ee Ay Haysay.

Published on November 26, 2016 by   ·   No Comments

photo-300x300Hay’adda Ixsaan ee horumarinta iyo dacwada ayaa dar-dar gelisay hawliheedii dacwada ee ay haysay.

Hay’adda Ixsaan ee fadhigeedu yahay dalka Kenya ayaa dhawaanahan waxay xoojisay howlihii dacwada ee ay u haysay bulshada Soomaaliyeed, iyadoo qabatay siminaarro isku xig-xigay.

Siminaarkii ugu dambeeyey ayaa Ixsaan waxay u qabatay gabdhaha magadaalada Nairobi, waxaana gabdhuhu ku baranayeen siminaarkaas maadooyin kala duwan oo shareecada Islaamka ah.

Siminaarkii dumarka ee khamiistii 24-11-2016 lagu soo afmeerey masaajidka hidaaya ayaa waxaa xiritaankii ka soo qeyb galay culimo ay ka mid ahaayeen:-

1-Sh. Shibli.

2-Sh. Boobe.

3-Dr. Cabdicasiis.

4-Sh. Maxamed Sh. Xasan.

Munaasabaddii xiritaanka siminaarka ayaa waxaa gabdhaha lagu guddoonsiiyey shahaadooyin iyo abaal-marinno gaar ah oo loogu talagalay gabdhihii dhibcaha fiican ka keenay imtixaankii hay’addu qaadday.

Ixsaanmedia.com

 

WARKA

madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Sida aad ku noqon karto hoggaamiye diineed. Sh. Umal. [Daawo]

February 18, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...
download

Sh. Axmed Cabdisamad oo ka hadlay qaabkii Nabigu ula dhaqmi jirey qabiillada. [Daawo}

February 16, 2017
Sh. Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban uga hadlay qaabkii ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 35-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 35aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga hadlay ...
hqdefault

Khatarta ay leedahay in lagu xadgudbo bidceysiinta. Dr. Faysal. [Daawo]

February 9, 2017
Dr. Faysal Maxamed Cali ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi, waxa uu ku qabtay muxaadaro qeyb ...