Kutubtii lagu akhriyey siminaarkii dumarka. [Daawo+Dhageyso}

Published on November 12, 2016 by   ·   No Comments

Waxaan halkan idinku soo gubineynaa kutubkii dhawaan lagu akhriyey siminaarkii hay’adda Ixsaan u qabatay dumarka magaalada Nairobi.

Siminaarkan ayaa waxaa dumarka ay ku barteen maaddooyin kala duwan oo diinta islaamka ka mid ah, iyadoo ay aad uga faa’iideysteen.

Qawaacidda xadiithka. Sh. Maxamed Sh. Xasan.

Casharrada kitaabka oo dhan.

Axkaamta gabadha muslimka ah. Dr. Feysal.

Casharrada kitaabka oo dhan

Afartanka xadiith. Sh. Aadan Sh. Cabdille.

Casharrada kitaabka oo dhan

Kitaabka naxwaha. Sh. Maxamuud Shibli.

Cashaarrada kitaabka oo dhan


Ixsaanmedia.com

WARKA

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. Qeybtii 38-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 20, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 38aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Dowro ku saabsan Guryaha wanaagsan (daawo)

March 20, 2017
Waa dowro ay idin soo diyaarisay Mu,asasada Al-ixsaan kuna saabsan hagaajinta gurisa wanaagsan, waxaana dowradana ka qayb galay ...

Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya oo baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto.

March 7, 2017
Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto. Culimada Soomaaliyeed ee dalka ...

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 37-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 4, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 37aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Khatarta ay leedahay been abuuradka. Sh. Umal. [Daawo]

March 4, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...