Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 29-aad. Sh. Umal [Daawo]

Published on November 12, 2016 by   ·   No Comments

13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x203Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 29aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa  barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah: ixsaanmedia@gmail.com.

Halkan hoose ka daawo jawaabaha sh. Umal.

ixsaanmedia.com

WARKA

madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Sida aad ku noqon karto hoggaamiye diineed. Sh. Umal. [Daawo]

February 18, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...
download

Sh. Axmed Cabdisamad oo ka hadlay qaabkii Nabigu ula dhaqmi jirey qabiillada. [Daawo}

February 16, 2017
Sh. Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban uga hadlay qaabkii ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 35-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 35aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga hadlay ...
hqdefault

Khatarta ay leedahay in lagu xadgudbo bidceysiinta. Dr. Faysal. [Daawo]

February 9, 2017
Dr. Faysal Maxamed Cali ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi, waxa uu ku qabtay muxaadaro qeyb ...