Si fudud u baro cilmiga lagu barto qawaacidda xadiithka. Sh. Maxamed Sh. Xasan. [Daawo]

Published on November 8, 2016 by   ·   No Comments

maxresdefaultSi fudud u baro cilmiga lagu barto qawaacidda xadiithka. Sh. Maxamed Sh. Xasan.

Siminaarka dumarka ee ka socda masaajidka hidaaya ee magaalada Nairobi, ayaa waxaa ka mid ah casharrada ay gabdhuhu ku baranayaan, qawaacidda lagu garto xadiithka.

Sh. Maxamed Sh. Xasan Ashkir ayaa siminaarka ka jeedinaya kitaabka bilowga ah ee beyquuniyada, kaasoo uu si faah faahan uu ugu akhrinayo gabdhaha.

Halkan hoose kaga faa’iideyso kitaabka.

Ixsaanmedia.com

 

WARKA

15895328_1158489447611677_1249270312192163818_n

Hay’adda Ixsaan oo magaalada Nairobi ka bilowday nadwo.

January 10, 2017
Hay'adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa magaalada Nairobi ka bilowday nadwo. Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii bulshada ...
dr-adan-300x1691

Kitaabka aadaabta shiikha iyo adradiisa. Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]

January 10, 2017
Dr. Aadan Sh. Cali Saalax ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee Nairobi ka bilaabay kitaabka aadaabta shiikha iyo ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 30-aad. Sh. Umal [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 30aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
maxresdefault-300x169

Khubadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar oo ku saabsaneyd sababaha cimrigu u barakoobo. [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sababa keena in qofka cimrigiisu uu barakoobo. Khidbada sheekha oo ...
maxresdefault

Farqiga u dhexeeya barkada iyo badnaanta. Sh. Umal {Daawo}

December 31, 2016
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar uga hadlay farqiga u dhexeeya barakada iyo ...