Nadwo looga hadlayey khatarta shiicada oo xalay lagu qabtay masaajidka hidaaya. [Daawo]

Published on November 7, 2016 by   ·   No Comments

14925562_1808483406064030_4410840420645027543_nNadwo looga hadlayey khatarta shiicada ayaa waxaa xalay lagu qabtay masaajidka hidaaya ee magaalada Nairobi.

Nadwadan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa waxaa wadaagayey culimada kala ah:-

1-Sh. Maxamed Cabdi Umal.

2-Sh. Maxamed Cumar Dirir.

3-Dr. Aadan Sh. Cali  Saalax.

Nadwadan ayaa waxaa ka faa’iideystay kumayaal qof oo qaarkood ay qalabka war-baahinta kala socdeen, waxaana culimadu mowduuca u kala dhigdhigeen si qurux badan oo dadku ay jecleysteen.

Halkan hoose ka daawo.

Ixsaanmedia.com

WARKA

MUXAADARO CUSUB | SIDEE NAFTAADA KU DHISI KARTAA | SH MAXAMED CABDI UMAL

May 6, 2017
MUXAADARO CUSUB | SIDEE NAFTAADA KU DHISI KARTAA | SH MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=9_E95MPkdXI

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA