Nadwo ka hadleysa sunnada Nabiga N.N.K.H iyo dadka diiddan. [Daawo]

Published on November 7, 2016 by   ·   No Comments

photoNadwo cilmiyeed ka hadleysa sunnada Nabi Muxammed iyo kuwa diiddan oo lagu qabtay  masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi.

Nadwadan ayaa waxaa looga hadlay: Sunada iyo booska ay ka joogto diinta islaamka, waxaana nadwada duruus ka bixiyey culimada kala ah:-

1-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli.

2-Diktoor Feysal Maxamed Cali.

Nadwadan ayaa ku soo beegantay xilli ay soo baxeen Soomaali diinta islaamka duraya oo ka soo galaya sunnada Nabi Muxammed N.N.K.H.

Halkan hoose ka daawo muxaadarada uu Sh. Shibli ku lahaa nadwada.

Halkan hoose ka daawo muxaadarada uu Dr. Feysal ku lahaa nadwada.

Ixsaanmedia.com

WARKA

vlcsnap-2014-04-19-16h49m21s182

Waxyaabaha dambiyada lagu dhaafo. Sh. Maxamuud Xaliike. [Daawo]

February 6, 2017
Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa masaajidda Abuu Bakar iyo Hidaaya ee magaalada ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 34-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 3, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 34aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
maxresdefault-300x169-300x1691-300x169

Sh. Maxamed Umal oo khudbadii jimcaha uga hadlay akhlaaqda wanaagsan. [Daawo]

February 3, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay sida loogu baahan yahay in dabeecad wanaagsan ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 33-aad. Sh. Umal [Daawo]

January 30, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 33aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
16298794_10210805189098359_1041061352910056456_n

Hay’adda Ixsaan oo nadwo ka digeysa gaaleysiinta iyo bidceynta ka bilowday Nairobi. [Daawo]

January 27, 2017
Hay'adda Ixsaan ayaa nadwo ka digeysa gaaleysiinta iyo bidceynta ka bilowday Nairobi. Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa laba arrimood ...