Ogoysiis muhiim ah: Nadwo cilmiyeed caawa ka dhaceysa masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi.

Published on November 5, 2016 by   ·   No Comments

14956658_10209977681291181_6263210243166200119_nNadwo cilmiyeed caawa ka dhaceysa masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi.

Hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada ayaa nadwo ay soo qaban-qaabisay waxaa caawa lagu qabanayaa masaajidka Abuu Bakar Sidiiq ee xaafadda Islii-Nairobi.

Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa: Sunada iyo booska ay ka joogto diinta islaamka, waxaana nadwada duruus ka bixinaya culimada kala ah:-

1-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli.

2-Diktoor Feysal Maxamed Cali.

Nadwadu waxay bilaabaneysaa caawa bacdal makhrib haddii Ilaahay idmo.

Ixsaanmedia.com

 

WARKA

madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Sida aad ku noqon karto hoggaamiye diineed. Sh. Umal. [Daawo]

February 18, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...
download

Sh. Axmed Cabdisamad oo ka hadlay qaabkii Nabigu ula dhaqmi jirey qabiillada. [Daawo}

February 16, 2017
Sh. Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban uga hadlay qaabkii ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 35-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 35aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
madoonaysaa-in-cumrigaaga-kuu-ba

Dhibaatooyinka ummadda haysta iyo sida looga bixi karo. Sh. Umal [Daawo]

February 11, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga hadlay ...
hqdefault

Khatarta ay leedahay in lagu xadgudbo bidceysiinta. Dr. Faysal. [Daawo]

February 9, 2017
Dr. Faysal Maxamed Cali ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi, waxa uu ku qabtay muxaadaro qeyb ...