Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 28-aad. Sh. Umal [Daawo]

Published on November 5, 2016 by   ·   No Comments

13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 28aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa  barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah: ixsaanmedia@gmail.com.

Halkan hoose ka daawo jawaabaha sh. Umal.

ixsaanmedia.com

WARKA

vlcsnap-2014-04-19-16h49m21s182

Waxyaabaha dambiyada lagu dhaafo. Sh. Maxamuud Xaliike. [Daawo]

February 6, 2017
Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa masaajidda Abuu Bakar iyo Hidaaya ee magaalada ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 34-aad. Sh. Umal [Daawo]

February 3, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 34aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
maxresdefault-300x169-300x1691-300x169

Sh. Maxamed Umal oo khudbadii jimcaha uga hadlay akhlaaqda wanaagsan. [Daawo]

February 3, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay sida loogu baahan yahay in dabeecad wanaagsan ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 33-aad. Sh. Umal [Daawo]

January 30, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 33aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
16298794_10210805189098359_1041061352910056456_n

Hay’adda Ixsaan oo nadwo ka digeysa gaaleysiinta iyo bidceynta ka bilowday Nairobi. [Daawo]

January 27, 2017
Hay'adda Ixsaan ayaa nadwo ka digeysa gaaleysiinta iyo bidceynta ka bilowday Nairobi. Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa laba arrimood ...