Siminaarkii dumarka oo maalintii 3aad si hab-sami leh uga socda masaajidka hidaaya ee Nairobi.

Published on November 3, 2016 by   ·   No Comments

2Siminaarkii dumarka ayaa maalintii 3aad si hab-sami leh uga socda masaajidka hidaaya ee Nairobi.

Masaajidka hidaaya ee xaafadda Islii ayaa waxaa maalintii 3aad galay siminaarkii dumarka ee ay soo abaabushay hay’adda ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada.

Siminaarka ayaa gabdhuhu waxay ku baranayaan duruus diini ah oo kala duwan, waxaana duruustaas u dhigeysa culimo dhowr ah oo qaarkood ay ay dalal kale ka yimaadeen.

Siminaarka ayaa soconaya muddo toddobaad ah, waxaana ka faa’iideysanaya gabdho badan, kuwaasoo qaarkood ay toos u bartaan, kuwa kalena ay kala socdaan warbaahinta ixsaan ee kala ah, website ka, facebook iyo youtube.

Ixsaanmedia.com

WARKA

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. Qeybtii 38-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 20, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 38aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Dowro ku saabsan Guryaha wanaagsan (daawo)

March 20, 2017
Waa dowro ay idin soo diyaarisay Mu,asasada Al-ixsaan kuna saabsan hagaajinta gurisa wanaagsan, waxaana dowradana ka qayb galay ...

Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya oo baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto.

March 7, 2017
Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto. Culimada Soomaaliyeed ee dalka ...

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 37-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 4, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 37aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Khatarta ay leedahay been abuuradka. Sh. Umal. [Daawo]

March 4, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...