Kitaabka Usuulu sunnah. Sh. Maxamed Cabdu Umal [Daawo+Dhageyso]

Published on August 4, 2016 by   ·   No Comments

thumbs_2-300x225Hay’adda Ixsaan ayaa siminaar ku saabsaan caqiidada ka bilowday masaajidka abuu bakar ee xaafadda Islii.

Hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa soo agaasintay siminaar lagu baraanayo caqiiqada, waxaana duruusta siminaarka bixinaya Sh. Maxamed Cabdi Umal.

Sh. Umal ayaa kitaabka ugu horreeya saaka bilaabay, waxaana uu darsigii ugu horreeyey ka akhriyey kitaabka: Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Darsiga sheekha oo loogu talagalay inuu bilowdo 6:45 ee subaxnimo xilliga geeska afrikada bari, ayaa waxaa ka faa’iideysanaya ardo badan, halka dadka aan fursadda u helin iney soo xaadiraan ay kala socon doonaan webka hay’adda ixsaan iyo youtube yada ixsaanmedia iyo salafmedia.

Halkan hoose ka daawo darsiga 1aad.

Halkan hoose ka daawo darsiga 2aad.

Halkan hoose ka daawo darsiga 3aad.

Halkan hoose ka daawo darsiga 4aad.

Halkan hoose ka daawo darsiga 5aad.

Halkan hoose ka daawo darsiga 6aad.

Darsiga 7aad

Darsiga 8aad

Darsiga 9aad

Darsiga 10aad

Darsiga 11aad

Darsiga 12aad

Darsiga 13aad

 

Ixsaanmedia.com

 

WARKA

15895328_1158489447611677_1249270312192163818_n

Hay’adda Ixsaan oo magaalada Nairobi ka bilowday nadwo.

January 10, 2017
Hay'adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa magaalada Nairobi ka bilowday nadwo. Nadwadan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii bulshada ...
dr-adan-300x1691

Kitaabka aadaabta shiikha iyo adradiisa. Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]

January 10, 2017
Dr. Aadan Sh. Cali Saalax ayaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee Nairobi ka bilaabay kitaabka aadaabta shiikha iyo ...
13731601_10209073039915712_8239530953962025424_n-300x2031-300x203-300x2031-300x2031-300x2031-300x203-300x2031

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 30-aad. Sh. Umal [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 30aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...
maxresdefault-300x169

Khubadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar oo ku saabsaneyd sababaha cimrigu u barakoobo. [Daawo]

January 7, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sababa keena in qofka cimrigiisu uu barakoobo. Khidbada sheekha oo ...
maxresdefault

Farqiga u dhexeeya barkada iyo badnaanta. Sh. Umal {Daawo}

December 31, 2016
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee masaajidka Abuu bakar uga hadlay farqiga u dhexeeya barakada iyo ...