Dr. Aadan Sh. Cali oo 20 cashar ku soo koobay kitaabka cumdatul axkaam [Daawo]

Published on February 23, 2016 by   ·   No Comments

dr-adan-300x169Dr. Aadan Sh. Cali Saalax oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ka soo qalin jabiyey jaamacadda islaamiga ah ee Madiina ayaa 20 cashar ku soo koobay kitaabka cumdatul axkaam.

Dr. Aadan oo horey u soo akhriyey kutubta arbaciinka iyo abii jamrah ayaa hadda waxa uu toddobaadkan soo gabagabeeyey kitaabka cumdatul axkaam ee xadiithka ah.

Duruusta Dr. Aadan uu ka akhriryo masaajidka abuu bakar ee kitaabkan uu ka mid yahay ayaa waxaa soo qaban-qaabisay hay’adda ixsaan ee horumarinta bulshada.

Halkan hoose ka daawo darsiga 1aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 2aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 3aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 4aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 5aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 6aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 7aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 8aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 9aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 10aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

 

Halkan hoose ka daawo darsiga 11aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 12aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 13aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 14aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 15aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 16aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 17aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 18aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 19aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Halkan hoose ka daawo darsiga 20aad ee kitaabka cumdatul axkaam.

Mu’asasada Ixsaan

Ixsaanmedia.com

WARKA

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. Qeybtii 38-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 20, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 38aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Dowro ku saabsan Guryaha wanaagsan (daawo)

March 20, 2017
Waa dowro ay idin soo diyaarisay Mu,asasada Al-ixsaan kuna saabsan hagaajinta gurisa wanaagsan, waxaana dowradana ka qayb galay ...

Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya oo baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto.

March 7, 2017
Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa baaq ka diray abaaraha ka jira dhulka Soomaalidu degto. Culimada Soomaaliyeed ee dalka ...

Barnaamijkii: Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 37-aad. Sh. Umal [Daawo]

March 4, 2017
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 37aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka ...

Khatarta ay leedahay been abuuradka. Sh. Umal. [Daawo]

March 4, 2017
Khudbadii jimcaha ee masaajidka abuu bakar sidiiq ee magaalada Nairobi ayaa Sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu uga ...