ILAAHAY SANNAD KHAYR HANOOGA DHIGO! Sh. Maxamed Idris.

Published on October 17, 2015 by   ·   No Comments

12106960_872859696143826_7781132289122411050_nSida ay sheegtay Maxkamadda Sare ee Dalka Sucuudiga Maalinka khamiista  ayey bilatay Bisha Muxarram ee Koowaad sannadka cusub 1437 taasoo waafaqsan 15/10/2015.. Macnahaasna waxaa weeye Caashuura wexey ku beegantahay maalinka Sabtida ee 24/10/2015.. Markaa qofkii Sooma Khamiis iyo Jimce iyo Sabti waa hagaag, qofkii jimce iyo sabti iyo axad ka dhigana waa fiican, qofkii isku bixiya khamiis ilaa axad kasii fiican, ka dibna isniin waa maalin soonku sunne yahay, ka dibna Talaada iyo Arbaca iyo Khamiis haddana waa 13, 14, 15 Muxarrama ayaamihii caddada ahayd, waa asbuuc khayr iyo soon ka buuxa asbuuca dambe inshallah, qofkii fursadda ka faa’iidaysta..

Bisha Muxarram Soonka in la badiyo iyo camalka wanaagsan aad ayuu Nebigeennu u amaanay, wuxuuna u bixiyey bishii Ilaahay شهر الله محرم waana sharaf bishu leedahay..

Waxaan ugu hambalyaynayaa dhamaan Asxaabta iyo Axbaabta Sannadka Cusub Ilaahayna ha innooga yeelo Sannad khayr iyo Barako iyo Cimri Daacada Ilaahay noogu kororto, guul iyo barwaaqo Ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaanna Soomaalida Ilaahay gaarsiiyo, Aamiin..

WARKA

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8