Barmaanijka nolosha iyo islaamka oo Sh. Umal bisha ramadaan uga jawaabayo su’aalo ku saabsan soonka [Daawo]

Published on July 8, 2015 by   ·   No Comments

hqdefault-300x2251Barnaamijka nolosha iyo islaamka oo ah barnaamij toddobaad walba ka baxa taleefishinka universal, ayaa waxaa su’aalo lagu weydiiyaa sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sida weyn loo yaqaano.

Bishan ramadaan ayaa barnaamijka waxa loo weeciyey axkaamta iyo waxyaabaha ramadaanka leyska doonayo, iyadoo dadka su’aalaha soo weydiinaya sheekhana ay amuurtaas xoogga saaraan.

Barnaamijka ayaa marka hore sheekhu ku faah-faahiyaa qodob ka mid ah kuwa uu doonayo inuu dadka uga faa’iideeyo, intaas ka dibna waxaa sheekha la weydiiyaa su’aalaha dadweynuhu soo weydiiyeen oo emailka sheekha lagu soo diro, kaasoo ah: sheekhumal@gmail.com

Barnaamijkan ayaa waxaa ka faa’iideysta kumayaal qof oo ka daawada telefishinka iyo kuwa kale oo ka daawada web site yada iyo youtube kaba.

Hoose ka daawo barnaamijka

Ixsaanmedia.com

WARKA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8

Muxaadaro Cusub | Fadliga Cilmiga iyo Ehelkiisa | Sh.Mohamud Shibli

April 29, 2017
Fadliga Cilmiga | Sh.Mohamud Shibli     https://youtu.be/iRAxVyQZCWE

Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray

April 29, 2017
Abdirahman Jibriil oo qirtay inuu ka towbad keenay Buugii uu qoray   https://youtu.be/XfoGDZ50cQs

KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL

April 29, 2017
KHUDBA | DUMARKA IN WANAAG LAGULA DHAQMO | SH.MAXAMED CABDI UMAL   https://www.youtube.com/watch?v=1mO_Vk0xUWU  

Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi Umal

April 14, 2017
Daaha oo laga Faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al saadicuuna bil Xaq ) | Q2aad | Sh. Maxamed Cabdi ...