Barmaanijka nolosha iyo islaamka oo Sh. Umal bisha ramadaan uga jawaabayo su’aalo ku saabsan soonka [Daawo]

Published on June 28, 2015 by   ·   No Comments

hqdefault-300x225Barnaamijka nolosha iyo islaamka oo ah barnaamij toddobaad walba ka baxa taleefishinka universal, ayaa waxaa su’aalo lagu weydiiyaa sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sida weyn loo yaqaano.

Bishan ramadaan ayaa barnaamijka waxa loo weeciyey axkaamta iyo waxyaabaha ramadaanka leyska doonayo, iyadoo dadka su’aalaha soo weydiinaya sheekhana ay amuurtaas xoogga saaraan.

Barnaamijka ayaa marka hore sheekhu ku faah-faahiyaa qodob ka mid ah kuwa uu doonayo inuu dadka uga faa’iideeyo, intaas ka dibna waxaa sheekha la weydiiyaa su’aalaha dadweynuhu soo weydiiyeen oo emailka sheekha lagu soo diro, kaasoo ah: sheekhumal@gmail.com

Barnaamijkan ayaa waxaa ka faa’iideysta kumayaal qof oo ka daawada telefishinka iyo kuwa kale oo ka daawada web site yada iyo youtube kaba.

Hoose ka daawo barnaamijka

Ixsaanmedia.com

WARKA

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8