Qeybtii saddexaad ee fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka ee Sh. Shibli [Daawo]

Published on March 16, 2015 by   ·   No Comments

hqdefault-300x225Sh. Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa  kulan muhiim ah uu  dhex maray.

Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka.

Sheekha ayaa markii hore soo koobay qodobadii labadii qeybood ee hore, iyo jawaabo uu ka bixinayey su’aalo ka yimid ka soo qeyb galayaasha, waxaana intaas dheeraa aragtiyo ay dhiibanayeen ka soo qeyb galayaasha.

Kulankan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen markazka abuu bakar iyo xarunta dhaqanka iyo wax akhriska ee Aw Jaamac Cumar Ciise, ayaa waxaa isla  daadaheynayey qoraa Maxamed Nuur Shire iyo qoraa Cabdirisaaq Cirro.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka oo dhammeystiran.

Ixsaanmedia.com

WARKA

MUXAADARO CUSUB | IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI

May 6, 2017
IN LA QABSADO KITAABKA IYO SUNADA SH CABDIRAXMAAN CADAANI   https://www.youtube.com/watch?v=Q20CGiBsrBs

SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017

May 6, 2017
SOO DHAWAYNTA BISHA RAMADAAN | SH MAXAMED CABDI UMAL ( KHUDBA ) 5/5/2017   https://youtu.be/EQtTZFYH7HE

MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE

April 29, 2017
MUXAADARO CUSUB | MIRAHA IIMAANKA | SH CABDULKHADIR BOOBE   https://youtu.be/SFec6lM4_wM

Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI

April 29, 2017
Muxaadaro Cusub | TOOSNAANTA الإستقامة | IMAM MOHAMUD MARKONI   https://youtu.be/ZR6yOjZajlA

Muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE

April 29, 2017
muxaadara cusub | ASBABAHA FARXADA | SH/SACIID RAAGE   https://youtu.be/0rqgvwAW1H8